Saturday, June 19, 2021
Home Authors Posts by Mbean

Mbean

Avatar
52 POSTS 0 COMMENTS
We hope you find our site, enjoyable, informative and educational. We promise You only High Quality content. Enjoy your stay!

Article of the Day

Shirka nabadaynta iyo dib-uheshiisiinta Soomaaliyeed ee ka dhacaya Kenya.

Cabdiriqaaq Xaaji Xuseen oo soo saaray ayaa wuxuu ku cabiray fikradiisa ku aadan ujeedada shirka Kenya, ururka IGAD iyo madax-dhaqameedyada. Qoraalkaas waxa C/Risaaq ku...
video

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo Airport

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Ayraboorka magaalada gaalkacyo.FIQIGA ayaa wuxuu kasoo kicitimay magaalda Dubai ee UAE oo uu in...

FIQI Watchlist

video

Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Iimaan

Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Iimaan
Khudbadii FIQI Abdinaasir ee uu ka jeediyay Jeedalowvideo

Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow...

Galayr fiqi bashir abdille oo maanta fiqi Abdinaasir mohamud mire gurigiisa ku booqday

Maanta oo ah maalin arbaco ah taariikhduna tahay 18/12-2019 waxaa garoonka diyaaradaha garoowe kasoo dagay Galayr fiqi bashir abdille codwayn iyadoo ay halkaas ku...