Saturday, August 15, 2020

Article of the Day

Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise

Caleemo saarka caaqilka beesha reer xirsi ee gobolka nugaal Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise.

Caaqil Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise oo ah caaqilka guud ee beesha reer xirsi ee gobolka Nugaal ayaa lagu caleemo saaray Magalada Garowe halkaas...
Sawiro:- FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah isimada Puntaland ayaa maanta si balaaran loogu soo dhaweeyey Magaalada dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Sawiro;-Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA II ee beesha reer Xirsi

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA labaad ee beesha kadib markii ay ergada shirka iyo nabadoonadu isku raaceen inuu noqdo figa beesha, Abdinaasir Mohamud...

FIQI Watchlist

Galayr fiqi bashir abdille oo maanta fiqi Abdinaasir mohamud mire gurigiisa ku booqday

Maanta oo ah maalin arbaco ah taariikhduna tahay 18/12-2019 waxaa garoonka diyaaradaha garoowe kasoo dagay Galayr fiqi bashir abdille codwayn iyadoo ay halkaas ku...
Khudbadii FIQI Abdinaasir ee uu ka jeediyay Jeedalowvideo

Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow...

Live PuntlandTv” Toos Bacadweyn: Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire

Live PuntlandTv" Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire ee ka dhacaysta degaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn. Xaflada caleemosaarka fiqi Abdinaasir oo ah mid si...