Thursday, April 25, 2024

No posts to display

Article of the Day

video

Video – Caleemo saarka Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise Ibcad.

Caleemo Saarka Caaqilka beesha reer xirsi ee gobolka Nugaal Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise Ibcad.
video

FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe –...

FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe iayadoo ay soo dhawayntiisa ay ka qaybgalen...

FIQI Watchlist

Khudbadii FIQI Abdinaasir ee uu ka jeediyay Jeedalowvideo

Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow...
video

Xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday deegaanka Jeedalow – PuntlandTv

Guddoomiyaha Barlamaanka dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, xildhibaanno iyo isimada dhaqanka ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu...