Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso

0
14479

Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso.

Guddiga ayaa sheegay in munaasabada xaflada caleemosaarku ay ka dhacayso deegaanka jeedalow oo u dhow bacaadwayn. Guddiga ayaa sheegay in xafladu ay dhici doonto 25 December 2019.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.