Thursday, April 25, 2024
Home FIQI II Gudiga caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo...

Gudiga caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo caleemo saarka

0
4194
Gudiga qaban qaabada caleema-saarka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire ayaa sheegay in 25-ka bishaan December balliga Jeedalow ee deegaanka Bacaadweyn oo katirsan degmada Gaalkacyo lagu qaban doono xafladda caleema-saarka Fiqiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.