Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo ku sii jeeda caleemo saarka FIQI Abdnaasir Mohamud Mire

0
103

Gudoomiyaha Barlamaanka Dawladda Puntland iyo wafti uu hoggaaminayo uu ku siijeeda caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire.

Waftiga guddomiyaha baarlamaanka puntland uu hogaaminayo ayaa ku weheliya labadiisa kuxigeen ee golaha baarlamaanka, wasiiro badan iyo xildhibaanka golaha baarlamaanka somalia Cumar cabdirishiid cali sharmaake.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.