Hadaljeedinta Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee xaflada Caana shubka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire – PuntlandTv

0
54488

Hadaljeedinta Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee xaflada Caana shubka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire – PuntlandTv

Xildhibaanno iyo isimada dhaqanka ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu caleema saaray Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, taas oo ka dhacday balliga Jeedalow ee deegaanka Bacaadweyn oo katirsan gobolka Mudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.