Islaan Bashiir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire

0
2570

Islaan Bashiir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire Islaan Bashir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ay weheliyaan odayaasha dhaqanka beesha Reer Xirsi ku waas oo u doortay Abdinaasir Mohamud Mire inuu noqdo Fiqiga labaad ee ay beeshu yeelanayso.

Islaan Bashiir Islaan Abdille iyo Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka wadahadlay sidii ay u yeelan la haayeen wadashaqayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.