Qado sharaf uu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday magaalada Garowe

0
12519
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa qado sharaf u sameeyay qaar ka mida xildhibaanada, Wasiirada iyo siyaasiinta Puntland ee magaalada garoowe.

Qado sharaftaas waxaa ka mid ahaa dadka loo sameeyay Siyaasiga wayn ee Ali Haaji Warsame, Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac iyo xildhiabaano kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.