Wufuuda xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir ayaa ku soo qulqulaya garoowe

0
3169
Garoonka diyaaradaha caasumada puntland ee garoowe ayaa ahaa mid maalmihii u dambeeyay mashquula oo ay ku soo qulqulayeen wafuuda kasoo qayb galaysa xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire.
Maanta oo sabtiya taariikhduna tahay 21 /12-2019 waxaa kasoo dagay magaalada garoowe wafti uu hogaaminayo raysalwasaarihii hore ee somalia Omar Abdirashid Ali Sharmaake.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.