Xaflad soo dhawayn iyo ducaa oo Kampala loogu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire

0
12035

Xaflad soo dhawayn iyo ducaa oo Kampala loogu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire, xafladaas oo kasoo qaybgaleen jaaliyada soomaaliyeed ee dagan magaalada Kampala ee wadanka Ugandha.

Xaflada oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro hore oo ugu duceeyay fiqiga in alle u fududeeyo hawsha culus ee loo igmaday..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.