Xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday deegaanka Jeedalow – PuntlandTv

0
48074

Guddoomiyaha Barlamaanka dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, xildhibaanno iyo isimada dhaqanka ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu caleema saaray Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire, taas oo ka dhacday balliga Jeedalow ee deegaanka Bacaadweyn oo katirsan gobolka Mudug.

Xaflada caleemo saarka ayaa ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimiyay iyadoo waliba wufuuda dawlada puntland lagu geeyay halkaas diyaarad khaas ah oo ka dagtay deegaanka heemo ee ku dhow magaalada bacaadwayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.