Xildhibaan Abdiqani Dhaashane ayaa ka hadlay waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni

0
7503
Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane “Aynu wada ilaashano midnimada Puntland, DFS waxaan leeyahay u hogaan sama baaqa beesha caalamka oo wadashaqayn fiican la yeesha Dowladdaha xubnaha ka ah federaalka”.
Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane ayaa tilmaamay waxyaabo badan oo ay qabatay Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni mudadii yarayd ee ay xukuumadu jirtay ayna muhiim tahay in lawada ilaasho midnimada Puntland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.