Trending Now
Shaacintii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane oo ka hadlay qaabkii loo doortay fiqiga.
Goobe dhaashane oo ka mid ahaa ergada kasoo qaybgashay shirwaynaha fiqiga labaad ee beesha reer xirsi ayaana dhiniciisa faah faahinaya qaabka ay u dhacday doorashada...
Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA ayaa shaaciyay in Abdinaasir Mohamud Mire loo doortay fiqiga beesha reer xirsi. Shirwaynaha fiqiga ayaa in mudo ah ka socday deegaanka Jeedalow oo ku yaal duleedka Bacaadwayn.
Ku dhawaaqida FIQIGA cusub ayaa ahayd mid...
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Iimaan
Recommended
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle, PuntlandTv
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle, PuntlandTv
Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso
Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso.
Guddiga ayaa sheegay in munaasabada xaflada caleemosaarku ay ka dhacayso...
Live PuntlandTv” Toos Bacadweyn: Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire
Live PuntlandTv" Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire ee ka dhacaysta degaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn.
Xaflada caleemosaarka fiqi Abdinaasir oo ah mid si...
Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA iyo shaacintii FIQI ABDINAASIR
Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA ayaa shaaciyay in Abdinaasir Mohamud Mire loo doortay fiqiga beesha reer xirsi. Shirwaynaha fiqiga ayaa in mudo ah...
Best Articles
History articles
English:- Abdirizaak Haaji Hussein oo warqad kulul u direy Meles Zenawi.
Your Excellency,
My name is Abdirizak Haji Hussein, former Prime Minister of Somalia (1964-67). I currently live in the United States, but I follow closely...