Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow

0
13630

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow halkaas oo ay beeshu ugu magacowday Fiqi abdinaasir inuu noqon doono fiqiga labaad ee beesha.

FIQI Abdinaasir ayaa uga mahadceliyay odayaasha iyo waxgaradka beesha doorashada ay Abdinaasir ugu dooratay inuu noqdo fiqiga beesha isagoo isna xagiisa ka codsaday in lala shaqeeyo iyo isku duubni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.