Live PuntlandTv” Toos Bacadweyn: Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire

0
136
Live PuntlandTv” Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire ee ka dhacaysta degaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn.
Xaflada caleemosaarka fiqi Abdinaasir oo ah mid si aada loo soo agaasimay oo ay ka qaybgalayaan madaxda ugu sareysa dowlada puntland, wasiiro, xubnaha baarlamaankapuntland iyo kan somalia iyo isimada puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.