Sunday, May 28, 2023

FB_IMG_1566631117597

FB_IMG_1566631111476
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane

Article of the Day

video

Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taariikh nololeedkii Mohamed Aden Xirsi Terra

Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taariikh nololeedkii Mohamed Aden Xirsi Terra ?? Alla u naxariisto Mohamed Aden Hirsi Terra. Alle waxaan uga baryaynaa Mohamed...
Sawiro:- FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah isimada Puntaland ayaa maanta si balaaran loogu soo dhaweeyey Magaalada dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Sawiro;-Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA II ee beesha reer Xirsi

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA labaad ee beesha kadib markii ay ergada shirka iyo nabadoonadu isku raaceen inuu noqdo figa beesha, Abdinaasir Mohamud...

FIQI Watchlist

Sawiro – Qado sharaf loo sameeyay Fiqi Abdinaasir oo ka dhacday dooxada Jibagale

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa duleedka magaalada garoowe loogu sameeyay isaga iyo waftigii la socday qado sharaf. Qadadaas oo ahayd mid soo dhawayn iyo...

Islaan Bashiir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire

Islaan Bashir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ay weheliyaan odayaasha dhaqanka beesha Reer Xirsi ku waas oo u...