FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu soo dhaweeyay Nairobi/Kenya

0
5797

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021.

FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada nairobi ee wadanka kenya markii uu halkaas soo gaarey, fiqiga ayaa la filayaa inuu magaalada nairobi sii joogi doono mudo bil ah isagoo la kulmi doona bulshada qaybaheeda kala duwan

Safarka fiqiga ayaa ah mid uu doonayo inuu uga warbixiyo beesha reer xirsi hawlihii ceelasha ee ka socday wadanka iyo hawlaha kale ee sugaya in wax laga qabto si beeshu u hesho horumar dhaqaale iyo isku xirnaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.