Trending Now
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021.
FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada nairobi ee wadanka kenya markii uu halkaas soo gaarey, fiqiga ayaa la filayaa...
Caleemo Saarka Caaqilka beesha reer xirsi ee gobolka Nugaal Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise Ibcad.
Caaqil Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise oo ah caaqilka guud ee beesha reer xirsi ee gobolka Nugaal ayaa lagu caleemo saaray Magalada Garowe halkaas oo ay xaflada caleemo saarka ay kasoo qaybgaleen Isimo, Siyaasiin, Nabadoono, Madaxda dawlada Puntland ee...
Recommended
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle, PuntlandTv
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle, PuntlandTv
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo Airport
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Ayraboorka magaalada gaalkacyo.
FIQIGA ayaa wuxuu kasoo kicitimay magaalda Dubai ee UAE oo uu in...
Qado sharaf uu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday magaalada Garowe
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa qado sharaf u sameeyay qaar ka mida xildhibaanada, Wasiirada iyo siyaasiinta Puntland ee magaalada garoowe.
Qado sharaftaas waxaa ka mid...
Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow...
Best Articles
History articles
Shirka nabadaynta iyo dib-uheshiisiinta Soomaaliyeed ee ka dhacaya Kenya.
Cabdiriqaaq Xaaji Xuseen oo soo saaray ayaa wuxuu ku cabiray fikradiisa ku aadan ujeedada shirka Kenya, ururka IGAD iyo madax-dhaqameedyada. Qoraalkaas waxa C/Risaaq ku...