Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil oo booqdey qaar ka mid ah Isimada Puntland

0
7730
fiqi abdinaasir Iyo gudoomiyaha baarlamaanka Abdirashiid Yusuf Jibriil
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil ayaa guryahooda ku booqdey qaar ka mid ah Isimada Puntland ee ku sugan magaalada Garoowe
Siyaasi Ali Haaji Warsame ayaa sheegay in Isimada Puntland ay yihiin laf dhabarta dawlada puntland ayna muhiim tahay in mar walba talada lala wadaago isimada si loo gaaro horumar iyo is fahan dhexmara dowlada iyo shacabka puntland.
Siyaasi Ali Haaji Warsame
Isagoo arinkas ka hadlaya ayuu bogaadiyay gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka puntland C/rashiid Yusuf Jibriil oo guryahooda ku booqday qaar ka mida Isimada Puntland ee ku sugan magaalada garoowe ku waas oo ahaa FIQI Abdinaasir Mohamud Mire, Garaad Saleebaan Iyo Islaan Ciise. Taas oo uu siyaasigu ku sheegay inay tahay tallaabo bogaadin mudan in dhaqanka la xurmeeyo sidaas waxaa sheegay Siyaasi ali Haaji Warsame oo yiri Puntland issimadu waa miisaanka wax-dheelitira.
Siyaasi Ali Haaji Warsame
Fiqi Abdinaasir Mohamud MIre,Xildhibaan Abdiqani Farah Dhaashane iyo Gudoomiyaha golaha wakiilada Puntland Abdirashid….
fiqi abdinaasir Iyo gudoomiyaha baarlamaanka Abdirashiid Yusuf Jibriil
Garaad Saleebaan Iyo gudoomiyaha baarlamaanka Abdirashiid Yusuf Jibriil
Islaan Isse Iyo gudoomiyaha baarlamaanka Abdirashiid Yusuf Jibriil
Fiqi Abdinaasir Mohamud MIre,Xildhibaan Abdiqani Farah Dhaashane iyo Gudoomiyaha golaha wakiilada Puntland Abdirashid….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.