Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka oramada ayaa soo gaarey Burtinle

0
3432

Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka ay oramada u gaysatay dadka somalida ee dagan etiobiya ayaa soo gaarey duleedka Dagmada Burtinle.

Qoysaskan oo ah dadkii somalida ee dhex daganaa qabiilka oromada ayaa ka dib markii loo gaystay dilal iyo dgac fara badan ayaa kasoo qaxay halkaas soona gaarey duleedka dagmada burtinle.

Qoysaskaan ayaa u baahan in wax loo qabto, lana dajiyo meelo ay ku hoydaan, marka waxaan ugu baaqaynaa bulshada somaliyeed inay la soo gaaraan baahida ay u baahan yihiin qoysaskani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.