Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA labaad ee beesha kadib markii ay ergada shirka iyo nabadoonadu isku raaceen inuu noqdo figa beesha, Abdinaasir Mohamud Mire oo ah shaqsi aad looga jecel yahay bulshada dhexdeeda ayaa isna dhiniciisa aqbalay dhamaan go´aamadii kasoo baxay shirka iyo magacaabida loo magacaabay inuu noqdo Fiqiga II ee beesha reer xirsi farah.
Article of the Day
Live PuntlandTv” Toos Bacadweyn: Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire
Live PuntlandTv" Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire ee ka dhacaysta degaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn.
Xaflada caleemosaarka fiqi Abdinaasir oo ah mid si...
Xildhibaan Abdiqani Dhaashane ayaa ka hadlay waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni
Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane "Aynu wada ilaashano midnimada Puntland, DFS waxaan leeyahay u hogaan sama baaqa beesha caalamka oo wadashaqayn fiican la yeesha Dowladdaha...
FIQI Watchlist
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu soo dhaweeyay Nairobi/Kenya
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021.FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo...