Sawiro : Fiqi Cabdinaasir ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe

0
15613
Fiqi
Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada madaxda puntland ee garoowe iyadoo ay halkaas isugu soo baxeen dad aad u fara badan.
Wasiirka Cadaalada puntland, gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka ayaa halkaas ka soo jeediyay khudbado ay ku soo dhawaynayeen fiqiga. Ugu dambayntiina fiqiga ayaa u mahadceliayay dadkii soo dhaweeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.