FIQI Abdinaasir oo kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee ku nool Garoowe

0
14111
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa maanta oo ah Jimce kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee dagan magaalada madaxda garoowe.
Qadadaas oo ahayd isbarasho iyo is marxabayn ayaa waxaa lagu marti qaaday dhamaan siyaasiinta beesha, odayaal, ganacsato iyo qurbo joog badan oo halkaas ku sugnayd.
Siyaasiinta lagu parti qaaday qado sharafta oo isugu jirey wasiiro, xubnaha baarlamaanka, agaasimayaal iyo siyaasiin rug cadaaya oo uu ka mid ahaa Ali Xaaji Warsame.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.