Sawiro – Qado sharaf loo sameeyay Fiqi Abdinaasir oo ka dhacday dooxada Jibagale

0
15935
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa duleedka magaalada garoowe loogu sameeyay isaga iyo waftigii la socday qado sharaf. Qadadaas oo ahayd mid soo dhawayn iyo mar xabayn ahayd ayaa ayahd mid ka dhacday dooxada Jibagale oo ku taal duleedka magaalada Garoowe.
FIQI abdinaasir iyo waftigii la socday ayaa halkaas kasoo jeediyay mahadcelin ay ka mahad celiyeen soo dhawaynta iyo mar xabaynta loo sameeyay.
Qadadaas oo ay samaysay maaamo Khadiijo Xirsi Cade Iyo Qaar ka mida Familkeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.