Sawiro – Qado sharaf loo sameeyay Fiqi Abdinaasir oo ka dhacday garoowe

0
17621
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa duleedka magaalada garoowe loogu sameeyay isaga iyo waftigii la socday, Qadadaas oo ahayd mid soo dhawayn iyo mar xabayn ahayd.
FIQI abdinaasir iyo waftigii la socday ayaa halkaas kasoo jeediyay mahadcelin ay usoo jeediyeen Awil oo qadada halkaas ka dhacday uu isagu sameeyay isagoo dhiniciisa uga mahad celiyay fiqiga iyo waftigiisa aqbalaada iyo imaatinka.
Xarunta Awil oo ahayd xarun ay mar walba ka dhacaan casumaadaha lagu qabto magaalo madaxda puntland ee garoowe, iyadoo inta ay xaruntaasu tahay meel mashquul keedu badan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.