FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.

0
13321

Fiqi Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.

 

Soo dhaweynta Fiqiga waxaa ka qayb-galay qaarka mid ah Golaha Xukuumada Puntland,gudoomiye kuxigeenka Barlamaanka Puntland,maamulka gobolka nugaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.