Khudbadii uu FIQI Abdinaasir ka jeediyay soo dhawayntii Burtinle

0
12497

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa si aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay dagmada burtinle ee gobolka Nugaal, Abdinaasir ayaa kasoo kicitimay magalada bacaadwayn oo lagu soo doortay.

Dadwaynaha dagan magaalada ayaa ka muuqatay wadjir iyo isku duubni iyadoo ay halkaas ka muuqdeen dhamaan dadka dagan halkaas oo isugu jirey Maamulka dagmada burtinle, odayaasha, haweenka iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.