Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Mohamud Gaab oo ka hadlaya doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire. Nabadoonka ayaa sheegaya qaabka lagu doortay Abdinaasir Mohamud Mire.

Nabadoonka ayaa ah ayaa sheegay inuusan fiqigu ahayn fiqi beesha reer xirsi balse loo igmaday inuu noqdo fiqi soomaaliyeed. Nabadoonka ayaa u duceeyay fiqiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.