Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA iyo shaacintii FIQI ABDINAASIR

0
9600

Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA ayaa shaaciyay in Abdinaasir Mohamud Mire loo doortay fiqiga beesha reer xirsi. Shirwaynaha fiqiga ayaa in mudo ah ka socday deegaanka Jeedalow oo ku yaal duleedka Bacaadwayn.

Ku dhawaaqida FIQIGA cusub ayaa ahayd mid si heer sare ah ay bulshadu usoo dhawaysay iyagoo bulshadu u arkaysay Abdinaasir nin u qalma xilka loo doortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.