FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo Airport

0
7551

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Ayraboorka magaalada gaalkacyo.

FIQIGA ayaa wuxuu kasoo kicitimay magaalda Dubai ee UAE oo uu in mudo ah uu halkaas ku sugnaa.

Fiqiga ayaan loo kala harin soo dhawayntiisa oo ay ka qaybqaateen dhamaan qaybaha bulsha oo ku nool magaalada gaalkacyo, fiqiga ayaa la filayaa in inuu la kulmi doono oo uu shir la qaadan doono Islaan Bashir Islaan Abdulle oo la filayo inuu kasoo laaban doono wadanka turkiga oo uu in mudo ku maqnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.