Article of the Day
Shirka nabadaynta iyo dib-uheshiisiinta Soomaaliyeed ee ka dhacaya Kenya.
Cabdiriqaaq Xaaji Xuseen oo soo saaray ayaa wuxuu ku cabiray fikradiisa ku aadan ujeedada shirka Kenya, ururka IGAD iyo madax-dhaqameedyada. Qoraalkaas waxa C/Risaaq ku...
FIQI Watchlist
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.
Fiqi Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.
Soo dhaweynta Fiqiga waxaa ka qayb-galay qaarka...
Islaan Bashiir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire
Islaan Bashir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ay weheliyaan odayaasha dhaqanka beesha Reer Xirsi ku waas oo u...
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire ayaa booqday dakada Garacad
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mirre ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garacad ee gobolka Mudug waxayna booqdeen halka uu ka socdo dhismaha dekadda...