Islaan Bashir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ay weheliyaan odayaasha dhaqanka beesha Reer Xirsi ku waas oo u...
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mirre ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garacad ee gobolka Mudug waxayna booqdeen halka uu ka socdo dhismaha dekadda...
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021.
FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo...
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa qado sharaf u sameeyay qaar ka mida xildhibaanada, Wasiirada iyo siyaasiinta Puntland ee magaalada garoowe.
Qado sharaftaas waxaa ka mid...