Article of the Day
Sawiro – Qado sharaf loo sameeyay Fiqi Abdinaasir oo ka dhacday dooxada Jibagale
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa duleedka magaalada garoowe loogu sameeyay isaga iyo waftigii la socday qado sharaf. Qadadaas oo ahayd mid soo dhawayn iyo...
FIQI Watchlist
Live PuntlandTv” Toos Bacadweyn: Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire
Live PuntlandTv" Xaflada Caano Shubka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire ee ka dhacaysta degaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn.
Xaflada caleemosaarka fiqi Abdinaasir oo ah mid si...
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe –...
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe iayadoo ay soo dhawayntiisa ay ka qaybgalen...
Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA labaad ee beesha Reer Xirsi
Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA beesha Reer Xirsi isaga oo noqonaya Fiqigii labaad ee ay beeshu doorato. FIQIGA ayaa lagu...