Saturday, August 15, 2020

Article of the Day

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA labaad ee beesha Reer Xirsi

  Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA beesha Reer Xirsi isaga oo noqonaya Fiqigii labaad ee ay beeshu doorato. FIQIGA ayaa lagu...
video

Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA iyo shaacintii FIQI ABDINAASIR

Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA ayaa shaaciyay in Abdinaasir Mohamud Mire loo doortay fiqiga beesha reer xirsi. Shirwaynaha fiqiga ayaa in mudo ah...

FIQI Watchlist

Sawiro : Fiqi Cabdinaasir ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe

Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada madaxda puntland ee garoowe iyadoo ay halkaas...
video

Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso

Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso. Guddiga ayaa sheegay in munaasabada xaflada caleemosaarku ay ka dhacayso...