Wednesday, January 26, 2022

Article of the Day

Sawiro:- FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah isimada Puntaland ayaa maanta si balaaran loogu soo dhaweeyey Magaalada dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Sawiro;-Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA II ee beesha reer Xirsi

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA labaad ee beesha kadib markii ay ergada shirka iyo nabadoonadu isku raaceen inuu noqdo figa beesha, Abdinaasir Mohamud...
video

Kasmaal Media iyo Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee Jeedalow

Kasmaal Media iyo Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee Jeedalow

FIQI Watchlist

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu soo dhaweeyay Nairobi/Kenya

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021.FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo...
video

Hadaljeedinta Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee xaflada Caana shubka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire –...

Hadaljeedinta Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee xaflada Caana shubka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire – PuntlandTv Xildhibaanno iyo isimada dhaqanka ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu caleema...