Article of the Day
Shirka nabadaynta iyo dib-uheshiisiinta Soomaaliyeed ee ka dhacaya Kenya.
Cabdiriqaaq Xaaji Xuseen oo soo saaray ayaa wuxuu ku cabiray fikradiisa ku aadan ujeedada shirka Kenya, ururka IGAD iyo madax-dhaqameedyada. Qoraalkaas waxa C/Risaaq ku...
Siyaasi Axmed Cabdallah Cillal ayaa ka hadlay waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni
S iyaasi Axmed Cabdallah Cillal oo lataliye usoo noqday Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, ayaa aragtidiisa ka faalooday waxqabadka Xukuumadda...
FIQI Watchlist
Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka oramada ayaa soo gaarey...
Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka ay oramada u gaysatay dadka somalida ee dagan etiobiya ayaa soo gaarey duleedka Dagmada...
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Mohamud Gaab
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Mohamud Gaab oo ka hadlaya doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire. Nabadoonka ayaa sheegaya qaabka lagu doortay Abdinaasir...
Kasmaal Media iyo Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee Jeedalow
Kasmaal Media iyo Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee Jeedalow