Sunday, May 28, 2023

106103468_3200512063333799_8338715104198301832_o

Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise
106086772_3200518779999794_2345879986955859194_o
106111458_3200521849999487_7458477714432916774_o

Article of the Day

video

Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo ku sii jeeda caleemo saarka FIQI Abdnaasir Mohamud Mire

Gudoomiyaha Barlamaanka Dawladda Puntland iyo wafti uu hoggaaminayo uu ku siijeeda caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire. Waftiga guddomiyaha baarlamaanka puntland uu hogaaminayo ayaa ku...
video

LONDON Jaaliyadda Soomaaliyeed oo soo dhaweysay Fiqi Bashiir Abdulle Osmaan

LONDON Jaaliyadda Soomaaliyeed oo soo dhaweysay Fiqi Bashiir Abdulle Osmaan

FIQI Watchlist

Qado sharaf uu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday magaalada Garowe

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa qado sharaf u sameeyay qaar ka mida xildhibaanada, Wasiirada iyo siyaasiinta Puntland ee magaalada garoowe. Qado sharaftaas waxaa ka mid...
video

Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka oramada ayaa soo gaarey...

Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka ay oramada u gaysatay dadka somalida ee dagan etiobiya ayaa soo gaarey duleedka Dagmada...