Article of the Day
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.
Fiqi Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.
Soo dhaweynta Fiqiga waxaa ka qayb-galay qaarka...
Wufuuda xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir ayaa ku soo qulqulaya garoowe
Garoonka diyaaradaha caasumada puntland ee garoowe ayaa ahaa mid maalmihii u dambeeyay mashquula oo ay ku soo qulqulayeen wafuuda kasoo qayb galaysa xaflada caleemo...
FIQI Watchlist
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil oo booqdey qaar ka mid ah Isimada...
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil ayaa guryahooda ku booqdey qaar ka mid ah Isimada Puntland ee ku sugan magaalada Garoowe
Siyaasi Ali Haaji Warsame...