Article of the Day
Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo ku sii jeeda caleemo saarka FIQI Abdnaasir Mohamud Mire
Gudoomiyaha Barlamaanka Dawladda Puntland iyo wafti uu hoggaaminayo uu ku siijeeda caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire.
Waftiga guddomiyaha baarlamaanka puntland uu hogaaminayo ayaa ku...
Abdirisaaq Haaji Hussein warqad kulul oo u direy Meles Zenawi
Ra'iisul wasaarihii Soomaaliya sannadihii 1964-67, Cabdirisaaq Xaaji xuseen , oo hadda kusugan magaalada Minneapolis, Minnesota, ayaa waqad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u qoray...
FIQI Watchlist
Hadaljeedinta Siyaasi Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ee Madasha caleema saarka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire
H
adaljeedinta Siyaasi Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ee Madasha caleema saarka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday deegaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn.
Xaflada caleemo saarka...
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu doortay deegaanka Jeedalow
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu doortay deegaanka Jeedalow
Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow...