Article of the Day
Kasmaal Media iyo Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee Jeedalow
Kasmaal Media iyo Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee Jeedalow
Gudiga ururka Kaah oo la kulmay waalidiinta iyo ardayda uu ururku ka bixiyo fiiga
Qaar ka mida gudiga ururka kaah ayaa la kulmay qaar ka mida waalidiinta iyo ardayda uu ururku ka bixiyo fiiga iskuulka iyagoo u kuur...
FIQI Watchlist
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire ayaa booqday dakada Garacad
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mirre ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garacad ee gobolka Mudug waxayna booqdeen halka uu ka socdo dhismaha dekadda...
Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso
Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso.
Guddiga ayaa sheegay in munaasabada xaflada caleemosaarku ay ka dhacayso...
FIQI Abdinaasir oo kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee ku nool...
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa maanta oo ah Jimce kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee dagan magaalada madaxda garoowe.
Qadadaas oo ahayd...