Friday, April 19, 2024

IMG-20190914-WA0057

Kasmaal Media iyo Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire

IMG-20190914-WA0054
IMG-20190914-WA0059

Article of the Day

video

Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA iyo shaacintii FIQI ABDINAASIR

Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA ayaa shaaciyay in Abdinaasir Mohamud Mire loo doortay fiqiga beesha reer xirsi. Shirwaynaha fiqiga ayaa in mudo ah...

FIQI Watchlist

Qado sharaf uu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday magaalada Garowe

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa qado sharaf u sameeyay qaar ka mida xildhibaanada, Wasiirada iyo siyaasiinta Puntland ee magaalada garoowe. Qado sharaftaas waxaa ka mid...

Hadaljeedinta Siyaasi Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ee Madasha caleema saarka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire

H adaljeedinta Siyaasi Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ee Madasha caleema saarka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday deegaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn. Xaflada caleemo saarka...