Thursday, February 29, 2024

9621

Article of the Day

Sawiro : Fiqi Cabdinaasir ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe

Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada madaxda puntland ee garoowe iyadoo ay halkaas...

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu soo dhaweeyay Nairobi/Kenya

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021. FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo...

FIQI Watchlist

Sawiro – Qado sharaf loo sameeyay Fiqi Abdinaasir oo ka dhacday dooxada Jibagale

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa duleedka magaalada garoowe loogu sameeyay isaga iyo waftigii la socday qado sharaf. Qadadaas oo ahayd mid soo dhawayn iyo...
video

Khudbadii uu FIQI Abdinaasir ka jeediyay soo dhawayntii Burtinle

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa si aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay dagmada burtinle ee gobolka Nugaal, Abdinaasir ayaa kasoo kicitimay magalada bacaadwayn...
video

Shaacintii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane

Shaacintii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane oo ka hadlay qaabkii loo doortay fiqiga. Goobe dhaashane oo ka mid ahaa ergada kasoo qaybgashay shirwaynaha...