Thursday, June 8, 2023

9631

Article of the Day

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil oo booqdey qaar ka mid ah Isimada...

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil ayaa guryahooda ku booqdey qaar ka mid ah Isimada Puntland ee ku sugan magaalada Garoowe Siyaasi Ali Haaji Warsame...
video

FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe –...

FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe iayadoo ay soo dhawayntiisa ay ka qaybgalen...

FIQI Watchlist

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA labaad ee beesha Reer Xirsi

  Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA beesha Reer Xirsi isaga oo noqonaya Fiqigii labaad ee ay beeshu doorato. FIQIGA ayaa lagu...

Sawiro – Qado sharaf loo sameeyay Fiqi Abdinaasir oo ka dhacday dooxada Jibagale

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa duleedka magaalada garoowe loogu sameeyay isaga iyo waftigii la socday qado sharaf. Qadadaas oo ahayd mid soo dhawayn iyo...