Article of the Day
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe –...
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe iayadoo ay soo dhawayntiisa ay ka qaybgalen...
FIQI Abdinaasir oo kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee ku nool...
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa maanta oo ah Jimce kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee dagan magaalada madaxda garoowe.
Qadadaas oo ahayd...
FIQI Watchlist
Wufuuda xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir ayaa ku soo qulqulaya garoowe
Garoonka diyaaradaha caasumada puntland ee garoowe ayaa ahaa mid maalmihii u dambeeyay mashquula oo ay ku soo qulqulayeen wafuuda kasoo qayb galaysa xaflada caleemo...
Xaflad soo dhawayn iyo ducaa oo Kampala loogu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire
Xaflad soo dhawayn iyo ducaa oo Kampala loogu sameeyay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire, xafladaas oo kasoo qaybgaleen jaaliyada soomaaliyeed ee dagan magaalada Kampala ee...