Caleemo saarka caaqilka beesha reer xirsi ee gobolka nugaal Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise.

0
4419
Caaqil Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise oo ah caaqilka guud ee beesha reer xirsi ee gobolka Nugaal ayaa lagu caleemo saaray Magalada Garowe halkaas oo ay xaflada caleemo saarka ay kasoo qaybgaleen Isimo, Siyaasiin, Nabadoono, Madaxda dawlada Puntland ee gobolka nugaal iyo shacab aad u farabadan.
Waxaa madasha caleemo saarka ka hadlay Isinka guud ee beesha Reer Xirsi ” FIQI Abdinaasir Mohamud Mire, Islaan Ciise Islaan Maxamed, Siyaasiin, Nabadoono iyo waxgarad badan waxayna u duceeyeen Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise in alle u fududeeyo xilka loo igmaday.

Caaqil Cali Caaqil Gaafaa Ciise

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.