Article of the Day
Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo ku sii jeeda caleemo saarka FIQI Abdnaasir Mohamud Mire
Gudoomiyaha Barlamaanka Dawladda Puntland iyo wafti uu hoggaaminayo uu ku siijeeda caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire.
Waftiga guddomiyaha baarlamaanka puntland uu hogaaminayo ayaa ku...
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu soo dhaweeyay Nairobi/Kenya
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021.
FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo...
FIQI Watchlist
Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow...
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo Airport
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Ayraboorka magaalada gaalkacyo.
FIQIGA ayaa wuxuu kasoo kicitimay magaalda Dubai ee UAE oo uu in...