Thursday, May 23, 2024

794536181074_n

794536181073_n
794536181075_n

Article of the Day

video

LONDON Jaaliyadda Soomaaliyeed oo soo dhaweysay Fiqi Bashiir Abdulle Osmaan

LONDON Jaaliyadda Soomaaliyeed oo soo dhaweysay Fiqi Bashiir Abdulle Osmaan
video

Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire ayaa booqday dakada Garacad

Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mirre ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garacad ee gobolka Mudug waxayna booqdeen halka uu ka socdo dhismaha dekadda...

FIQI Watchlist

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA labaad ee beesha Reer Xirsi

  Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA beesha Reer Xirsi isaga oo noqonaya Fiqigii labaad ee ay beeshu doorato. FIQIGA ayaa lagu...

Wufuuda xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir ayaa ku soo qulqulaya garoowe

Garoonka diyaaradaha caasumada puntland ee garoowe ayaa ahaa mid maalmihii u dambeeyay mashquula oo ay ku soo qulqulayeen wafuuda kasoo qayb galaysa xaflada caleemo...
video

FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.

Fiqi Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.   Soo dhaweynta Fiqiga waxaa ka qayb-galay qaarka...