Article of the Day
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire ayaa booqday dakada Garacad
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mirre ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garacad ee gobolka Mudug waxayna booqdeen halka uu ka socdo dhismaha dekadda...
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Mohamud Gaab
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Mohamud Gaab oo ka hadlaya doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire. Nabadoonka ayaa sheegaya qaabka lagu doortay Abdinaasir...
FIQI Watchlist
Sawiro – Qado sharaf loo sameeyay Fiqi Abdinaasir oo ka dhacday garoowe
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa duleedka magaalada garoowe loogu sameeyay isaga iyo waftigii la socday, Qadadaas oo ahayd mid soo dhawayn iyo mar xabayn...
Hadaljeedinta Siyaasi Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ee Madasha caleema saarka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire
H
adaljeedinta Siyaasi Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ee Madasha caleema saarka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday deegaanka jeedalow ee magaalada bacaadwayn.
Xaflada caleemo saarka...