Article of the Day
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Iimaan
Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Iimaan
FIQI Watchlist
Xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday deegaanka Jeedalow – PuntlandTv
Guddoomiyaha Barlamaanka dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, xildhibaanno iyo isimada dhaqanka ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu...
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.
Fiqi Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.
Soo dhaweynta Fiqiga waxaa ka qayb-galay qaarka...
Shaacintii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane
Shaacintii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane oo ka hadlay qaabkii loo doortay fiqiga.
Goobe dhaashane oo ka mid ahaa ergada kasoo qaybgashay shirwaynaha...